Quantcast
Channel: Bu'aale Radio
Browsing all 9 articles
Browse latest View live

Ururka haweenka Jubbalad oo soo dhaweeyay dagaalka xureynta deegaanka maqan

Ururka Haweenka Gobolka Jubbada Hoose iyo kan Degmada Kismayo ayaa si weyn u soo dhaweeyey howl-gallada Argagixisada Al-Shabaab looga xoreynayo guud ahaan deegaanada ay gacanta ku hayaan. Ururka...

View Article



Howl-Galo Ay Ciidanka Jubbaland Ku Furteen Hub Oo Ka Dhacey Aaga Taabto

Howl-galkan ayaa ciidanka Jubbaland waxa ay ku furteen hub kuwa culus iyo kuwa fudud iskugu jira, tira illaa 7 ahna ka diley kooxdii nabad diidka aheyd. Dhaqdhaqaaqan ciidan ayaa ah mid wadooyinka iyo...

View Article

Alshabaab oo kasii baxaysa Magaalada Buaale

Waxaa laga soo waramayaa tuulooyinka ku dhaw magaalada Bu’aale in Alshabaab oo gacanta ku heysey Bu’aale ay badankood ka sii baxayaan magaalada. Waxa ay u muuqataa in howl-galada ciidanka ay meel...

View Article

Canada: Soomaalida iyo siyaasada dhiiri-gelinta ilmo-dhalista

Sanadkan cusub, waxaa dalka Canada is-beddel badan lagu sameeyey qoysaska iyo kaalmooyinka dowladda ay ka helayaan. Waxaa la kordhiyey lacagta canshuur celinta, ayada oo sidoo kale la dheereeyey xiliga...

View Article

Doorashada Puntland 2019: Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas oo tartanka ugu...

Iyadoo maalmo ay naga xigaan doorashada Puntland ee la filayo in la qabto 8-da Janaayo, ayaa waxaa haatan cad dhinacyada sida weyn isugu hayo. Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa tartan adag ugu jira...

View Article


STATEMENT OF THE SPECIAL REPRESENTATIVE OF THE UN SECRETARY-GENERAL FOR...

Thank you Mr. President, I arrived in Somalia on 3 October and have been well received by prominent officials of the Federal Government and of the regional states. I have been impressed with the...

View Article

Sacuudiga oo dalbaday in la toogto shan kamid ah rag loo haysto dilkii Khashoggi

Sida ay ku warramayso warbaahinta Sacuudigu maxkamadaynta 11 qof oo loo haysto dilkii Wariyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi, ayaa ka bilaabatay magaalada Riyadh, ee Caasimadda Sacuudiga. Dacwad...

View Article

Nicholas Haysom muxuu u sheegay Golaha Ammaanka ee QM?

Nicholas Haysom ayaa sheegay in uu Soomaaliya yimid 3-dii October ayna si Wanaagsan u soo dhaweeyeen saraakiil sar sare oo katrisan dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada....

View Article


Man City Oo Guuldaradii Ugu Horaysay Dhabarka U Soo Saartay Liverpool,

Kooxda Manchester City ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee guuldaro xili ciyaareedkan Liverpool ku baday horyaalka Premier league. Laba gool oo ay dhaliyeen Serigo Aguero iyo Leroy Sane ayaa Man City...

View Article

Browsing all 9 articles
Browse latest View live